Aktarkii caanka ahaa ee dalka Hindiya Amitabh Bachchan Soomaalidana u taqaan “Calidheere”ayaa la dhigey isbitaal kadib markii uu ku dhacay cudurka Covid-19. Amitabh ayaa boggiisa twitterka ku soo qoray;” Waxaa…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo ku geeriyooday Dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay…










