Saacadihii la soo dhaafay waxaa bilowday cabsi xoogaan oo soo wajahay dadka ku haray degmada afgooye iyo degaanada kale ee ku hareereysan,ka dib markii ay kordheen biyaha wabiga shabeelle oo…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso qeybta (8aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala ah C/llahi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Bankiga Horumarinta Africa (AFDB) ayaa Tallaadadii ansixiyay deeq lacageed oo dhan $25.1milyan si loogu xoojiyo miisaaniyadda qaranka, dadaalada lagu yareynayo saameynta masiibada Covid-19 iyo in lagu taageero shacabka Soomaaliyeed. Dhaqaalahaan…










