Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee (Pentagon) ayaa markii saddexaad qirtay in ololeheeda duqeynta ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada Al-Shabaab, ee socday in ka badan toban sano, uu sababay qasaaraha dad…
WARARKA MAANTA
Golaha Wakiilada Dowlad goboleedka Koofu Galbeed Soomaaliya oo Maanta u qabsoomay kalfadhigii 1-aad kulankiisa 10-aad Akhrinta kuwaad Marsiiyey Wax kabedelka Xeer hoosadka Barlamanka Koonfur Galbeed. Kulan maanta waxaa soo xaadireen…
Maxaa looga hadlay kulankii ay Mursal iyo Muudey la yeesheen Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh?
Xarunta Madasha Xisbiyadda Qaran ee Muqdisho waxaa caawa kulan ku yeeshay madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed iyo guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha…
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay khasaare nafeed oo ka dhashay roobab dabeylo wata oo ku dhuftay xeebaha Soomaaliya
Wasaaradda arrimaha gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ee dowladda Soomaaliya, ayaa shaacisay khasaare nafeed oo ka dhashay Roobab dabeylo watay oo ku dhuftay xeebaha koonfureed ee Soomaaliya. Wasiirka wasaaraddaas Xamsa Siciid…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxay maanta go’aan ka gaareysaa kiiska weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah agaasime ku xigeenka warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho. Dhageysiga kiiska dacwaddiisa la xiriira ayaa…










