Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Wariye Cabdi Casiis Axmed Gurbiye oo ah Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee Magaalada muqdisho, kaas oo Maanta markii Afaraad la horgeeyay…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Hoyga uu Ka dagan yahay Magaalada Muqdisho Ku qaabiley Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish).…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Shaqada DFS oo gaaray Baydhabo (Sawiro)
written by HAJI
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey si hayaha Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Somaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa. Xubnaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








