Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay howl-gal dhinaca cirka ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka oo…
Category
WARARKA MAANTA
Mahdi Guuleed oo Xariga ka jaray qeyb cusub oo Hormuud ka dhistay Isbitaalka Banaadir (Sawirro)
written by HAJI
Munaasabad xarigga looga jarayay furitaanka qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Banaadir ayna dhistay shirkada isgaarsiinta hormuud ayaa lagu qabtay gudaha isbitaalka banaadir ee magaalada Muqdisho. Sii hayaha xilka…
Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay 28kii bishan ku yeesheen magaalada Muqdisho Guddoonka Golaha shacabka…
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Magacaabista Maareeyaha Iyo Maareeye Ku-Xigeenka Hey’adda Tayo Dhowrka Soomaaliyeed
written by HAJI
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyay agaasimaha iyo agaasime ku-xigeenka Hey’adda tayo Dhowrka Soomaaliyeed. Maareeyaha Hey’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed ayaa loo…









