Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay gobolka Logar ee dalka Afgaanistaan.Weerarkan ayaa la sheegay in loo adeegsaday baabuur walxa qarxa laga soo buuxiyay. Qarax ayaa yimid…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo dadka Shacabka latukaday Salaadii Ciida Magaalada Kismaayo (Sawirro)
written by HAJI
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa masuuliyiin iyo qayb kamid ah shacabka Jubbaland salaadda ciida kula tukaday xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo. Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed…
Guddoomiyaha Madasha Xibiyada qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta koowaad ee Ciidul Adxada. Shariif ayaa ugu baaqay bulshada in ay farxadda…
Barnaamijkii Barakacayaasha Qeybtiisa 11 aad ee Todobaadkan waxaa looga hadalaayey sida ay u ciideen dadka Barakacaaysha iyo Dadka kale, ayagoo ilaalinaya ka hortaga Cudurka Covid-19 iyo side Xerooyinka Barakacaaysha ugu…








