Barnaamijkii Barakacayaasha Qeybtiisa 11 aad ee Todobaadkan waxaa looga hadalaayey sida ay u ciideen dadka Barakacaaysha iyo Dadka kale, ayagoo ilaalinaya ka hortaga Cudurka Covid-19 iyo side Xerooyinka Barakacaaysha ugu Dhaqan galeen Fariimaha Cudurka Corona varus.
Waxaa idin soo jeedineysey Shukri Ismaaciil Axmed.