Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta soo jeediyey fikrad uu ku doonayo in dib loogu dhigo doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa saddexda bisha November. Trump ayaa, isaga oo aan soo…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Maamulka, Howlwadeenada iyo Shaqaalaha Shabakada Shabakada Warbaahinta Warsan waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan ummaddaha islaamka meel kastoo ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed taasoo ku aadan Munaasabada Ciidul adxaa.…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid a Abdullahi Deni, ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi ee magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar…
Madaxweyne Laftagareen Oo Maanta Salaada Ciidul Adxaa Shacabka Kula tukaday Magaalada Baydhabo (Sawiro)
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Caziiz Xasan Laftagareen, ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha kula tukaday ee magaalada Baydhabo. Madaxweynaha ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha…









