Waa ciwaanka maqaal uu daabacay bogga SomaliTalk Oct 14, 2004. Maalinkaas waxaa afar cishe laga joogaa doorashadii Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Wariyaha oo xiganaya aragtida falanqeeyayaasha iyo guuxa dadweynaha ayaa saadaalinaya…
WARARKA MAANTA
Safaaradda Mareykanka ayaa taageereysa tababarkii ugu horeeyay oo ceynkiisa ah, oo xilligan dhalinyaro Soomaaliyeed lagu siinayo Magaalada Muqdisho, si kor loogu qaado fursadaha shaqo abuurka ee dhalinyarada. Tababarkan oo ku…
Dowladda Somaliya ayaa markii ugu horeysay agab caafimaad gaysay Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, tan iyo markii xanuunka COVID-19 dalka laga xaqiijiyay. Wasaaradda Caafimaadka ayaa agabkan caafimaad oo loogu talagalay…
Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Sii Haayaha Wasiirka Maaliyadda Somaliya ayaa hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka, oo akhrinta 2aad marsiiyay ku noqoshada Miisaaniyadda Qaranka ee 2020. Xildhibaan Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid…
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saartay digniin ku socota Kalluumeysatada ku nool deegaannada Maamulkaas, iyada oo looga digayo waxyeelo kasoo gaarta dabeylaha laga…
Kullan la xiriira heerka howlgalka Barnaamijka Baxnaano ee Dowladda Soomaaliya ay ku taageerrayso Bulshada nugul iyo saameynta uu Ayaxa u geystay qoysaska Koonfurgalbeed ayaa maanta ka dhacay xarunta madaxtooyadda Dowlad-gobolleedka…
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabelle, Sheekh Cusmaan Barre Maxamed. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa xildhibaano ka tirsan…










