Dood ku saabsan arimaha cadaalada koonfur galbeed ayaa maanta lagu qabtay istuudiyaha idaacada warsan ee Magaalada Baydhabo.
Dooda waxaa ka qeyb galay qof ka socda aqoonyahanada, haweenka iyo mid ka mid ah Qareenada Koonfur Galbeed.
Si aad xog badan uga hesho dooda oo arimo badan oo qaabka cadaaladda deegaanka looga hadlay ka dhageyso qeybtan hoose.