Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federalka ayaa soo saartay qoraal ay ku ansixinayso dhaqangalka Manhajka Dugsiyada Sare oo dhowaan la dhamaystirey daabacaadiisa. Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre ayaa soo saaray…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Lafta Gareen oo Muqisho kula Kulmay ku-xigeenka 1-aad Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (Sawirro)
written by HAJI
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ku Xigeenka 1-aad ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya . Sidoo kale kulanka waxaa…









