Wasiirka Caafimaadka Lubnaan Xamad Xasan ayaa sheegay in dad ka badan 50 qof ay ku dhinteen 2,700 oo kalena ay ku dhaawacmeen inta la ogyahay ilaa hadda qaraxyadii aadka u…
Category
WARARKA MAANTA
US AFRICOM oo beenisay eedayn ku saabsan saddex carruur ah oo lagu dilay duqayn ka dhacday Jilib
written by HAJI
Taliska AFRICOM ayaa beeniyay warbixinada sheegaya in seddex carruur ah lagu dilay duqeyn xagga cirka ah oo koonfurta Soomaaliya lagula beegsaday xubno katirsan al-Shabaab, Arbacadii lasoo dhaafay. Warbaahinta maxalliga ah…
Dhageyso Qeybtii ugu dambeysey Barnaamijka Baraarug oo ah Taxano looga hadlo Xanuunka Coronavirus.Barnaamijka Todobaadkan Waxaa looga hadlayaa Dadka ugu nugul Gaar ahaan Qooysaska Coronavirus sida wax looga qabankaro. Dhageyso:-Qeybtii ugu…









