Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim.
WARARKA MAANTA
Dawladda Soomaaliya oo ka digtay fatahaado iyo dabeylo ku soo wajahan qeybo ka mid ah dalka
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ugu digtay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool hareeraha labada webi ee jubba iyo shabeelle cabsida laga qabo,…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka tacsiyadeeyay Saraakiishii Iyo Ciidankii ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay deegaanka Deynuunaay ee gobolka Baay. Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa si…
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga ay ku dhawaaqayso shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka
Dowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta qandaraasyada shidaalka iyo gaaska markii ugu horaysay horaanta sanadka soo socda. Maareeyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya (SPA),…









