Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan.
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Safiirka Turkiga ee Soomaaliya: “Waxaan tababareynaa seddax meelood meel militeriga Soomaaliya”
Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ayaa guuleystay sanadihii lasoo dhaafay, iskaashigoodana waxaa ka mid ah in Turkigu uu tababaro sedax-meelood-meel ka mid ah ciidanka military-ga Soomaaliya. Safiirka Turkiga u…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka qeybgalay Xiritaanka Shirka Wadatashiga Beesha Mudulood oo Mudo Afar maalin ah ka socday Caasimada Dalka ee Muqdisho. Madaxweyne…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa weli ku mashquulsan soo magacaabidda Ra’iisal Wasaarihiisii 2aad, ka dib markii 25-kii bishii Luulyo ay Xildhibaanada Golaha Shacabka kalsoonida kala laabteen Ra’iisal Wasaarihii…
Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Ibraahim Cabdi Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay dabeylo xoogan oo ku dhuftay xeebaha maamulkaasi. Ibraahim Cabdi Xasan oo u…









