Fatahaadaha ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya ayaa waxaa ay waxyeelo u geysteen in ka badan 191,800 oo qof inta u dhaxeysay May iyo July, sidaasi waxaa ay sheegay…
Category
WARARKA MAANTA
Waxaa maanta jira kulankii xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, sida lagu wargeliyey xildhibaanada. Ajendaha kulanka maanta xildhibaanada golaha shacabka ayaa ah. Akhrinta koowaad ee Sharciga Dambiyada Galmada la xiriira,…
Dowladda Maraykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan dalka Kenya, iyadoo sheegtay inay kordheen dambiyada abaabulan ee argagixisannimada, arrimaha caafimaadka, iyo afduubka. Dowladda Maraykanka waxay tilmaamtay in Xarumaha Caafimaadka…









