Waxaa labadii maalmood ee la soo dhaafay isa soo tarayay hadal heyn ku aadan in Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka inuu sameysto muddo kororsi 2 sano, xilli muddo xileedkiisa uu…
Category
WARARKA MAANTA
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska diiday meel marinta ajandaha kulankooda maanta. Ajendaha ayaa ahaa marsiinta akhrinta koowaad ee sharciga dembiyada la xiriira ee galmada. Xildhibaanada ayaa diidmadooda…








