Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Villa Somalia oo war kasoo saartay furitaanka shirka Dhuusamareeb 3 iyo ‘qodobo la isku afgartay’ (Sawiro)
written by HAJI
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug, sida lagu sheegay qoraal…
Madaxweyne Waare oo ka hadlay Dil loo geestay Wasiir katirsaaa maamulkiisa amarna bixiyay
written by HAJI
Madaxweynaha dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo ku hadlaya afka Golayaasha Dowladda iyo shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Wasiirkii Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Marxuum Cabdulqaadir…










