Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxda dowladda aanay qorshaha ugu jirin in dalka ay ka dhacdo doorasho marka uu dhamaado muddo xileedkooda gebagebada ah Shariif Sheekh…
Seddax xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Kenya ayaa xalay la xiray, iyadoo maanta cod loo qaadayo qeybsiga dakhliga, sida laga soo xigtay xildhibaanno kale. Xildhibaannada kala ah…
Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa uu kasoo baxayaa qarax ka dhacay magaalada Baled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax xooggan, isla markaana dad badan ay waxyeello ka…
Jilaaga Caanka ah ee Bollywood Aamir Khan ayaa Turkiga ku sugan si uu halkaas ugu sameeyo filimkiisa lagu magacaabo ‘Laal Singh Chaddha’. Jilaagan ayaa Turkiga ku sugnaa tan iyo isbuucii…
Wararka aan ka helayno Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul Goboleedka Hir-shabeelle ayaa sheegaya in caawa dabley hubeysan ay dilka fuliyeen Magaladaas. Wararku waxaa ay sheegayaan in dilka loo gaystay Mas’uul…
Guddiga kasoo talabixinta doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacan ayaa waxaa ay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxaa ay ku qabteen shir jaraa’id oo ay uga hadlayaan…