Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb waxa uu la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, Koonfur Galbeed…
Category
WARARKA MAANTA
Dowladda Taiwan oo ah dal ku yaalla bariga qaaradda aasiya ayaa Maanta oo Isniin ah Xafiisyo dilomaasiyadeed ka furtay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Xukuumadda Somaliland. Munaasabadda lagu daah-furayay Xafiisyada Taiwan…










