Sebteembar 22, 2020; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadlay muhiimadda…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta shirarka baarlamaanka ee Villa Hargeysa ay kulan ku yeeshaan xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulanka maanta waxaa khudbad ka hor jeedinaya madaxweynaha…
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar xalay ku qaaday Bar-koontarool oo ciidamada Nabad sugidda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-jaalle oo dhaca duleedka bari ee magaalada Beledweyne. Saraakiisha ciidamada NISA ee fariisinkooda…
Golaha Shacabka oo maanta codka kalsoonida siiyay Raisal Wasaare Eng Maxamed Xuseen Rooble
Xubnaha Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay R/Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo manta hortagay Golahaasi. Munaasabadda Codeynta oo ka dhacday arunta Villa Hargeysa,waxaa…










