Doodiina Maanta waxey ku saabsaneed Cadaalada gaar ahaan Haweenka iyo Xuquuqdooda sida ay tahay xiligaan Khilaafadka badan ee dhexmar qoysaska iyo waqtigaan oo weli koronavirus dalka ka jira. Hoos ka…
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo: Waxaan keenay Raysal wasaare waayo-arag ah oo waddaniyaddiisu ay sarreyso
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad celiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu xilka u magacaabay 17-kii bishan.…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Madaxweyne Saciid Deni iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan waxaa uu Magaalada Muqdisho kula qaatay Guddoomiyaha iyo Gudddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha shacabka Barlamaanka Soomaaliya. Kulanka ayaa…









