Ku xigeenkii hore ee Xeerilaaliyaha qaranka, sharciyaqaan Ilyaas Shariif Mustafa ayaa dhowaantan baahiyay in uu u tartami doono ka mid noqoshada xubnaha golaha baarlamanka federaalka ee dhowaantan la soo xuli…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Warbixintan ay soo saartay Hey’adaha Lacagta Adduunka ayay ku sheegtay in kooxda Wadahadalka deyncafinta Soomaaliya ee Hey’adda ay heshiis looga gudbayo wajiga koowaad ee wadahadalka heerkiisu sareeyo ee dhameytirka deyn…
Ciidanka Xoogga oo Shabeellada Hoose ku dilay horjooge iyo tiro kale oo Al-shabaab ah
Ciidanka kumaandooska soomaaliya ee danab oo ku hubeysan gadiidka dagaalka ayaa labo jiho ka weeraray degaanka mubaarak ee gobolka shabellada hoose. Kumaandooska soomaaliya ayaa howlgalka ku dilay gudoomiyihii al-shabaab ee…
Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Guddoomiyaha aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan, kulanka oo ahaa mid ay albaabbada u…










