Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA uuna ku weliyo Taliyaha hogaanka dabagalka siyaasiyiinta ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ilo wareydo lagu kalsoonyahay…
Category
WARARKA MAANTA
Barlamaanka labada aqal ee Soomaaliya ayaa loo qeybiyay nuqulka heshiiska doorashada ee ay kala saxiixdeen dowladda federalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah, iyadoo lagu lifaaqay codsi madaxweynuhu ku doonayo…
Midowga Yurub iyo UNOPS ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan Abaalmarinta Deeqda-waxbarasho oo loogu talo galay ardayda Soomaaliyeed. Ujeedada deeqdan waxbarasho ayaa ah in laga caawiyo ardayda Soomaaliyeed ee aqoonta leh…
Xasan Cali Khayre, Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaliya ayaa qoraal uu soo saaray marka hore ku soo dhaweeyay tallaabadii Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya ku meel-mariyeen heshiiskii Dowladda Federaalka,…









