Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacda Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Farmaajo oo markii ugu horeysay soo fariistay madal si toos ah su’aalo loogu weydiiyay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falaanqeynta Siyaasadda ayaa tilmaamay in dowladiisu ay dadaal badan ku bixisay qabsoomidda doorasho…
Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku kulmaya xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa intii lagu…
Munaasabad uu xilka kula wareegay Ra’isul wasaaraha cusub ee xukummadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhacday aqalka madaxtooyada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya waxaana uu kala wareegay sii hayihii…









