Wargeyska New York Times ayaa sheegay in madaxwayne Donald Trump uu bixiyay oo kali ah $750 oo ah canshuurta dakhliga sanaddii 2016, oo ahaa markii uu xilka u tartamay iyo…
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Cumar Filish oo kulan la qaatay Safiirka Midowga yurub ee Soomaaliya+(Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez. Mas’uuliyiintan…
Ra’iisal Wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo wakiillada Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika.…
Taliska xoogga dalka oo sheegay in howlgal gaar ah lagu dilay maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab
Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab,gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay degaanka Leego ee gobolka Shabellada Hoose.howlgalka uu ahaa mid qorsheysan. Taliyaha ciidanka Xoogga…
GuddoOmiyaha golaha Aqalka Sare Mudane Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa daah furay Madasha Aqoon-isweydaarsiga Xoghayeyaasha Guud ee Baarlamaannada Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya. Aqoon-isweydaarsigan oo…








