Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaaliya ayaa cod aqalabiyad leh ku meel mariyay heshiiska waxbarashada ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ay kala saxiixdeen sannadkii 2016-kii, kaddib markii ay ogol u…
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in deegaanada Koonfur Galbeed ay si cadaalad uga dhici doonto doorashada soo socota ee Labada Gole ee Baarlamanka Soomaaliya.…
Lafta-gareen oo badi xildhibaannada Koonfur galbeed lagasoo doorto Muqdisho kula kulmay
written by HAJI
Kulankan oo ay si wada jir ah uga qeyb-galeen Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya, madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed iyo badi xildhibaannada maamulkaas lagasoo doorto ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.…










