Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
WARARKA MAANTA
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Yamamoto iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Beileh ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood ah oo ku saabsan yareynta deynta ay Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin seddex hay’adood…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddiga farsamadda soo xulista Barlamaanka labaad ee Hirshabelle oo gaaray Magaalada jowhar
Waxaa gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle guddiga farsamadda soo xulista Baarlamaanka Labaad ee maamulka Hirshabelle. Guddigan gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa waxaa garoonka Maxamed…
Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ku amray Gudoomiye-yaasha Degmooyinka inay xaqiijiyaan amniga. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ee…










