Madaxweynaha France Emmanuel Macron oo kamid ahaa hogaamiyayaasha Caalamka ee khudbadahooda Salaasadii shalay kasoo jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobay ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay inay u midoobaan xal u helida xiisadaha…
Category
WARARKA MAANTA
Ku-simaha wasiirka ganacsiga XFS oo xafiiskiisa kula kulmay safiirka dawladda Sweden ee Soomaaliya“sawirro”
written by HAJI
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya Danjire Staffan Tillander oo ay ka…
Liiska Wadamada Ugu awooda badan dhinaca Milatariga oo la shaaciyay iyo Soomaaliya Akhriso halka somali kagashey
written by HAJI
Sanad walbo waxaa lasoo bandhigaa liiska Wadamada ugu awooda badan dhinaca milatariga, waxaana inta badan lagu qiimeeyaa awooda milatariga dhinaca hubka, tirada iyo sidoo kale dhaqaalaha lagu bixiyo ciidankaasi. Wargeyska…
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasiga Mucaaradka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa mudo dheer kadib maanta usuurto gashay in uu gudaha u galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Madaxtooyada Soomaaliya ugu tagay…









