Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa la sheegay inay hawlgal ku dileen horjoogayaal ka tirsan kooxda Al Shabaab. Taliyaha guutada 11aad qeybta 43 ciidanka xooga dalka G/sare Caddoow Maxamed Sahal ayaa idaacadda…
WARARKA MAANTA
Cali Guudlaawe oo noqonaya madaxweynihii saddexaad ee dowlad Gobolleedka Hirshabeelle
Cali Cabdullaahi Xusseen Cali Guudlaawe ayaa loo doortay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle doorasho ka dhacday magaalada Jowhar. Cali Guudlaawe ayaa helay 86 cod halka musahrixii la tartamayay Cabdiraxmaan Jimcaale Cismaan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, horumarinta dhaqaalaha, dib…
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, waxaana heshiiskaan uu la xariiraa barnaamijka lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble aya goob joog…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqadii ka joojiyay wasiirkii kalluumaysiga Puntland Maxamuud Xaaji Saalax iyo agaasimihii guud ee wasaaraddaas, Cabdirisaaq jaamac Aadan. Madaxweyne ku xigeenku ma sheegin sababta …









