Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa is bedel ku sameeyey hoggaanka sare ee maamulka gobolka Banaadir. Ugu horeyn Madaxweyne Farmaajo ayaa Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud u magacaabay guddoomiye ku xigeenka maamulka…
WARARKA MAANTA
Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Xildhibaannada ayaa akhrinta saddexaad marsiiyey Hindise Sharciyeedka Beeraha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka XDS Jeneraal Cabaas Amiin ayaa waxay kulan la qaateen Danjiraha Dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya Amb.Jamaalu-diin. Kulankaan…
Golaha Wakiilada Puntland oo maanta kulankii 13-aad ee Kalfadhiga 47-aad ee oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha wakiilada Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ansixiyey Xeerka Isgaarsiinta iyo Khidmadaha Puntland. Maalintii 3-aad…










