Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan xaalada guud ee deegaanada ismaamulka Tigray kadib markii ay ciidamada milatariga dowlada Ethiopia ay la wareegeen magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka sanadlaha ee guddiga fulinta amniga iyo caddaaladda
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka guddiga amniga iyo Caddaaladda (CAS) oo ay ka soo qaybgaleen Hay’adaha Caddaaladda iyo amniga, wakiilo ka socday Qaramada Midoobay, Howlgalka Midowga…
Midowga Musharaxiinta u taagan qabshada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Goordhow War kasoo saaray Go’aan ay dowladda Federaalka Soomaaliya ugu yeertay Safiirkeedii Kenya u joogay, kuna wargelisay Safiirka Kenya inuu dalkiisa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








