Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo khudbad u jeedinayey ururada bulshada rayidka ah ee magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo…
WARARKA MAANTA
Ku dhawaad 50 xildhibaan oo kasoo jeeda gobolada waqooyi oo taageeray guddiyada doorashooyinka dadban
47 Xildhibaan oo ka kala tirsan barlamaanka labadiisa aqal kana soo jeeda gobolada waqooyi, ayaa sheegay guddoomiyaha aqalka sare in aanu ku mutalin mowqifkiisa diidmo ee Guddiyada doorashooyinka dadban. Xildhibaanadan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Arbaco, December, 02, 2020 (Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda…
Wakiilka midowga afrika ee soomaaliya Francisco Madeira ayaa la kulmay madaxa howlgalka tababarka ciidanka midowga Yurub ee soomaaliya jeneraal Fabiano Zinzone. Kulankan oo ka dhacay xarunta Amisom ee xalane ayaa diirada…









