Wargeyska kasoo baxa Jarmalka ee Bild ayaa si weyn u hadal hayay nin lagu magacaabo Adolf Hitler Uunona oo ku guuleystay doorashada golaha hoose ee deegaan ka tirsan dalka Namibia.…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay, Sarifka Lacagaha, Xeerka Cod-bixiyeyaasha Puntland, Xeerka dib-u-eegista…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha Qeybtiisa 11 aad oo loga hadlaayo La dagaalanka cayayaanka iyo cudurada beeraha iyadoo la isicmalayo sunaha iyo kiimikada,Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hay’ada Qaramada…








