Dalalka xifaaltama ee Qatar iyo Saudi Arabia, oo ay wehliyaan kuwa dhex-dhexaadka ah ee Oman iyo Kuwait ayaa Jimcihii sheegay in horumar laga gaaray sidii loo xalin lahaa xasaradda Khaliijka…
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta oo uga digay shirkadaha shidaalka inay ku kadsoomin shatiyada dowladda xilligeedu dhamaaday
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa War kasoo saaray tallaabooyin Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku dooneyso inay ku bixiso ruqsadaha Baarista Shidaalka dalka. Qoraal kasoo baxay Musharaxiinta ayaa waxaa walaac looga muujiyay…
Guddiga doorashada heer Federaal oo ay Xukuumadda magacawday ayaa maanta iska dhex doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye Kuxigeen, kaddib todobaadyo xubnaha Guddiga ku xareysnaayeen Hotelka Decale ee ku yaalla garoonka diyaaradaha.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay shir ku saabsan aagga ganacsiga xorta ah ee Africa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 13-aad ee aan caadiga ahayn ee Shirka Midowga Afrika ayaa soo bandhigay fursadda dalkeenna ee hoggaaminta ganacsiga iyo…








