Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa xilka ka qaaday gudoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta ugu waqtiga dheeraa maamulka Bakool. Madaxweynaha ayaa gudoomiyaha Bakool…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta ka daahfuray magaalada Muqdisho shir-weynaha qaran ee Shaqaaleysiinta.Shirkan oo ah midkii ugu horreeyay ee arrimaha Shaqaaleysiinta…
Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray maamulada aan soo magacaabin Gudiga doorashooyinka
written by HAJI
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay gelisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii Dowladda Federaalka Soomaaliya kaga aaddanaa heshiiskii ay gaareen…










