Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
WARARKA MAANTA
Xubnaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashada Soomaaliya ee uu muranku ka taagan yahay ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen. Doorashadan ayaa dhacday iyadoo xubnahaan aysan metelaad…
Guddiga Badbaadada Doorashooyinka Qaranka ee ay magacaabeen Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta shirkooda u horreeyay ku yeeshay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho. Guddigan oo ka kooban 28 xubnood ayaa min…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta sheegay in dhawaan la qaadi doono guluf militari, oo Al Shabaab looga saarayo deegaanada ay kaga sugan tahay Koonfur Galbeed. Madaxweynaha…









