Qaybtii ugu horaysay talaalka Pfizer/BioNTech ee xanuunka Covid19 oo uu dhaliyo CoronaVirus ayaa la gaarsiiyay qaar ka mid ah isbitaallada iyo goobaha caafimaadka ee dalka Ingiriiska. Illaa 50 goob ayaa…
WARARKA MAANTA
Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Somalia Partnership Forum, kaasoo ay ka qeyb galayaan dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka. Shirkan oo uu furay…
Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa shir kale isugu imaanaya, si loo xaliyo caqabadaha ku horgudban doorashada. Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee loo yaqaano Somalia Partnership Forum ee…
MADAXWEYNE AXMED MADOOBE OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO BEESHA CAALAMKA.
Kismaayo, 07, December, 2020-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kaga qeybgalay hab maqal iyo muuqaal ah shirka iskaashiga Soomaaliya iyo beesha Caalamka. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa diirada ku…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Aalada Fogaan Araga uga qeybgalay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo manta si rasmi ah uga furmay Magaalada…
Rooble oo socdaal ku soo kala bixinaya Garoowe, Gaalkacyo, Dhuusamareeb iyo Kismaayo
Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisal Wasaaraha Somaliya ayaa maanta sheegay in uu safaro ku soo kala bixin doono Magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo, Dhuusamareeb iyo Kismaayo. Ra’iisal Wasaaraha Somaliya oo ka hadlayay Shirka…
Madaxweynaha Puntland oo ugu baaqay dowladda federalka in ay cadaadiska milatari ka dulqaado Jubbaland
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay cadaadiska ciidan ka dulqaado Gobolka Gedo,si ay dowlad goboleedka Jubbaland u qabato doorasho madax bannaan oo lagusoo dooranayo xildhibaanada golaha…










