Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa guddoomiyay shir ay ka qayb galeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo khubaro. Shirkaan ayaa hadlayay u diyaar garowga…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo kormeeray xarunta imtixaanaadka iyo shahaadooyinka ee Wasaaradda.
written by HAJI
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta imtixaanaadka iyo shahaadooyinka ee wasaaradda Wabarashada oo ay ka socotay howlo muhiim u ah horumarinta waxbarashada dalka.Waxaa…
Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii dowladda federaalka Soomaaliya kaga aaddanaa heshiiskii ay gaareen…
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan “sawirro”
written by HAJI
Wasiirka arrimaha gudaha dib-u-heshiisiinta iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya Generaal Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kulan is xog-wareysi ah la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida gaar ah ciidamada xoogga dalka, kuwa…










