Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Galabta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaana Qaraxaasi ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh. Qaraxa oo uu fuliyay…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda federaalka Soomaaliya Mursal Sheikh Cabdiraxman iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka u ah Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha oo ka…
Wasaaradda caafimaadka XFS oo tababbar ku saabsan dhimirka u soo xirtay xirfadleyaal caafimaad (Sawirro)
written by HAJI
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo kaashaneysa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo gabagabeysay tababbar ku saabsan caafimaadka dhimirka. Tababbarkan ayaa ujeedkiisu wuxuu ahaa in…








