Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Gaalkacyo saraakiishii qaranka ee ku shahiiday falkii argagixisadu shalay ka geysteen…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay ka hadlayay munaasabadda sanad-guurada labaad ee ka soo wareegatay doorashadiisa ayaa farriin u diray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. C/casiis Lafta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goordhow ku kulmay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay inuu ku faraxsan…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa isu keenay Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo khilaaf diblomaasiyadeed u dhaxeeyo labada dal, kaddib markii dowladda Soomaaliya…










