Wasiirka Maaliyadda dowladda Soomaaliya Dr. Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa ku saxiixay heshiisyada Deyn Cafinta oo hore ay u soo saxiixeen masuuliyiinta dalalka ku bahoobay Naadiga Paris “Paris Club”. Saxiixaan…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta gaaray caasimada Jabuuti. Kulankan ayay labada dhinac uga wadahadleen arrimo muhiim…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Allaha u naxariistee waxaa xalay dalka Jarmalka ku geeriyooday fannaankii weynaa ee Qaranka Soomaaliyeed, Cabdi Cali Bacalwaan. Hobolka ayaa muddooyinkii ugu dambeysay ku xanuunsanayay dalkaasi, iyadoona maalmihii la soo dhaafay…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa cambaareeyay warkii maanta ka soo yeeray Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ee ay ku iclaamiyeen Jadwalka Doorashooyinka ee Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya. Guddiga Doorashooyinka waxay maanta…










