Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin Amniga Doorashooyinka, Amniga Qaranka iyo xuduudaha dalka, kaalinta…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu ku dhaqaaqay tallaabo halis gelinaya jiritaanka dastuuriga ee hey’addaha dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana sameeyay…
Weriye Cabdulqaadir Maxamed Faarax Dulyar iyo weriye Maxamed Cismaan Makaraan ayaa xabsiga laga sii daayay kadib markii ay ciidamada ammaanka magaalada Beledweyne ay xireen. C/qadir Dulyar oo fadhigiisu yahay magaalada…
Hoos dhageyso Ku celis Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta qaar ahan waxa kaga hadleynaa Cunada nafaqada leh,Barnaamijka aya waxa soo saartey Hayada Cunada iyo…
Wasiirka maaliyadda xukuumadda Federalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay lacagaha ay u qorsheysay dowlada federalka inay ku bixiso doorashooyinka lagu wado inay dalka ka dhacaan. Cabdiraxmaan Beyle Wasiirka…
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa ka raadineysa dowlada Turkiga inuu ka caawiyo garsoorka iyo caddaalada,iyadoo wasiirka cadaalada iyo xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ay booqasho ku joogaan dalka Turkiga. Xeer ilaaliyaha…









