warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
Category
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: Xildhibaanada Soomaaliya oo ka hadlay dhalinyaradii ku qalibantey badda
written by Warsan Radio
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa siyaabooyin kala duwan uga hadlay dhalinyaradii ku dhimaatay bada udhaxeysa Masar iyo Talyaaniga, iyagoo doonayay in ay tahriib ku galaan Yurub. Xildhibaanadan oo…
