Daawo Muuqaalkaan Xaflad ka dhacaday magaalada baydhabo janaay dadkii ka hadlay ayaa ah abwaan qaanjeex iyo tarash munaasabadaas ayaa waxaa ka sooqiibgalay dadweyna aad u faraxbadan. RIIX HALAAN SI AAD…
WARARKA MAANTA
Daawo Sawiro Warsaxaafadeedkii ay maanta soo saareen Xildhibaanada Qaranka Soomaaliyeed ee ka soo Jeeda Koonfur-galbeed iyo Xubno ka socda golaha Badbaada KGS,
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA TAARIIKH 16/04/2016 Kulan ay yeesheen Xildhibaanada Qaranka Soomaaliyeed ee ka soo Jeeda Koonfur-galbeed iyo Xubno ka socda golaha Badbaada Koonfur-Galbeed ee dhowwanahan ku tegey kormeer deegaanada Puntland…
Dhageyso:-wareysi xasaasi ah Gudoomiye ku xigeenka Buurhakaba ee Gobolka Bay, Axmed sharqaan
Guddoomiye ku xigeenka Buurhakaba ee Gobolka Bay, Axmed sharqaan oo la hadlay Warbaahinta warbaahinta warrsan iyo koonfur galbeed soomaaliya magalada baydhabo ayaa sheegay in Ciidanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ay…
Dhageyso:-Barnaamijka may koocusub Radio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya iyo caawa,
Barnaamijka may koocusub Radio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya oo ay xaruunteda ah magalada baydhabo janaay iyo caawa, Dhageyso:-Barnaamijka may koocusub Radio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya iyo…
Dhageyso:Malagada Baydhabo oo Maanta Lagu Qabtey Maalinta Beerista Dhirta Baydhabo{INO} 17 April Dowlada Somaliya Waxaa Ay U Asteydey Maalinta Beerista Dhirta Waxaana Maanta Lagu Qabtey Gobolada Dalka Soomaaliya Munaasibadaasi Ayaa…
