Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo kan Degmada Baydhabo ayaa manta siwadajir ah Udhagaxdhigay Wado Muhiim u ah Marinka Gaadiidka Xamuulka qaada. Midkamid ah wadooyinka mara magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo wadada…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wararkii Duhurnimo ee Warbaahinta Warsan Radio iyo Warbaahinra Koonfur Galbeed Soomaliya ,
written by Warsan Radio
Dbaydhabo WSR–wararkii duhurnimo ee warbaahinta warsan radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaliya Waxaa idin akhriinayey wariye maxamed aadan wadani, Dhageyso:-Wararkii Duhurnimo ee Warbaahinta Warsan Radio iyo Warbaahinra Koonfur Galbeed Soomaliya…
Dhageyso: Waa Sidee Xaaladaha Amni iyo Noolasha Dadka Degaanka Ee Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool?
written by Warsan Radio
Tiyeeglow(WNN)- Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee gobolka Bakool Mr. Foodcadde oo Wareysi Gaar ah siyey Warbaahinta IdaleNews.com ayaa ka warbxinyey Xaaladahii ugu dambeeyey Ee Degmadaas. Gudoomiyaha ayaa sheegey in aminga Degmadu…
