–Booliska oo baaraya gaari xamuul ah oo saddex qof ku dhaawacay magaalada Nashville maalintii ciidda Masiixiga ayaa magacaabay qof laga shakisan yahay ka dib markii DNA lagu soo ururiyay goobta.…
WARARKA MAANTA
Mahdi Guuleed iyo Madaxweynaha Jubbland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe “Sawirro”
-Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimada maamulka goboleedka Puntland. Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Warbixin kasoo baxday Dalka Mareykanka ayaa shaaca looga qaaday in sii hayaha xilka wasiirka Difaaca dalka Mareykanka Karistofar Miller loo xilsaaray inuu bilaabo qorshaha wadaxaajood lala furo dagaalameyaasha Al-shabaab ee…
Madaxweynaha dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay hoyga uu Garoowe ka degay ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi. Madaxweyne Deni iyo Guddoomiyaha…










