Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay xubno uu horkacayay Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Qoraal lagu daabacay barta Madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Agaasimaha Cusub ee Habmaamuuska Xafiisa Ra’iisul Wasaaraha
written by HAJI
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Agaasimaha Cusub ee Habmaamuuska Xafiiskiisa Maxamed Faarax Sabriye,isagoo ka mid noqonaya Agaasimayaasha ka howlgala Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble. Mas’uulkaan Cusub ee la…
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta yeeshay Kulankooda Caadiga ahaa, kaas oo uu Shir Guddominaayey Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad. Ajendayaasha Kulanka Maanta ayaa…
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa daqiiqado kahor ka furmay Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka Hiratage oo markii ugu horreeyay lagu qabanayo dalka Soomaaliya. Ajandaha shirka…









