Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo codsaday in laga taageero dhaqaalaha doorashada
written by HAJI
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa u weydiistey shacabka Soomaaliyeed in laga taageero dhaqaalaha ugu baxaya ololaha doorashada dalka. Codsigaan oo uu soo dhigey bartisa Facebook…
Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow gaaray degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiirka…










