Wadamada Sacudi Carabiya iyo Qadar ayaa ku heshiiyay inay dib u furaan xadka dhulka,badda iyo hawada sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibada Kuwait Wadamada Sacudi Carabiya, Imaaraadka, Bahrain iyo Masar…
WARARKA MAANTA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay heshiiskii xalay ay wada gaareen dowladdaha Qatar iyo Sacuudiga, kadib markii dowladda Kuweyt ay ku guuleysatay inay dhex-dhexaadiso labada dhinac. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada…
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Qaramada Midoobey Somaliya
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Kulanka oo saacado socday ayaa waxaa labada dhinac…
Agaasimaha SONNA oo hambalyo ku aaddan sannad guuradii 57-aad u diray shaqaalaha wakaaladda iyo shacabka Soomaaliyeed
Agaasimaha wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee (SONNA) Mudane, Cali Cabdulqaadir Cali ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha wakaaladda oo maanta u dabbaal degaya munaasabadda sannad guuradii 57-aad ee kasoo wareegatay…
Guddiga doorashooyinka oo kulan la qaatay safiirka ku xigeenka Talyaaniga ee Soomaaliya (SAWIRRO)
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaalka mudane Maxamed Xasan Cirro iyo xubno ka tirsan guddiga hirgelinta doorashooyinka federaalka ayaa kulan la qaatay mudane Massimiliano Bertollo, Safiir ku-xigeenka Dawladda Talyaaniga u fadhiya…









