Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaamacadaha dalka ayaa kala hadlay horumarinta iy tayeyta hannaanka tacliinta saree e dalka.…
WARARKA MAANTA
Wasiir dawlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda IGAD oo xaqiiqa raadin u tagay xadka Kenya iyo Soomaaliya
Muqdisho (SONNA)- Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa maanta la kulmay guddiga xaqiiqo raadinta ee ka socda Urur Goboleedka IGAD, kaas oo dalka yimid xal u…
Madaxweynaha Putland oo magacaabay guddi ka tala bixiya sicir babarka sarifka Shilin Soomaaliga iyo maciishadda
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddi kasoo tala bixiya cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga.Guddiga ayaa ka kooban:Madaxweynihii Hore Puntland…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jabuuti. Warar la helayo ayaa sheegaya in…
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay Hotelka Decele ee Magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug. Kulanka oo saacado socday ayaa waxaa…
Dowladda Somalia oo Wakiilka QM kala hadashay u diyaargarowga doorashooyinka Soomaaliya
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cusmaan Balal ayaa xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan. War saxaafadeed ka soo…










